jarabbar
(m.l)Qaabka loo leyliyo fardo iwm.
jarabbar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Fardo iwm laylin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jarabbar ↴
jarabbaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la layliyey ahaansho.
jarabbarid [m.f.dh]
eeg jarabbar².
jarabbarnaan [m.f.dh]
eeg jarabban. ld jarabbarnaansho.
jarabbarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jarabbarnaan.
karan [m.dh]
1. Baargo'idda awr raraynimo loo jarabbaray yeesho. 2. Xilli roob badani ka da'o waqooyi galbeed oo ku beegan bisha Luulyo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg