Jaraf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Gabar yar oo dhawaan la gudey timaha u soo baxa. 2. Haruubka, dhiisha iwm salkooda hoose.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaraf

majarafad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg