Jardiino

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Beer lagu nasto ama lagu raaxaysto oo aan miro la cuno lahayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jardiino


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg