jariidad
(m.dh) (-raa'id, m.l)

Wargeys toddobaadle ama ka badan oo lagu soo bandhigo maqaallo waxyaalo kala duwan ka hadlaya iyo xayeysiis. ld jariido.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jariidad

jaraa'id [m.l.w]
eeg jariidad.

jariido [m.dh]
ld jariidad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg