jariido
(m.dh)

ld jariidad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jariido

jariidad [m.dh] (-raa'id, m.l)
Wargeys toddobaadle ama ka badan oo lagu soo bandhigo maqaallo waxyaalo kala duwan ka hadlaya iyo xayeysiis. ld jariido.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg