Jariir

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Badar la tumay inta aan budada ahayn ee yaryar. ld jiriir.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jariir

jiriir | kalabbixi | karaankur | qamandhaco |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg