Qamandhaco
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Qarqaryo jariirico wadata oo ku dhalata oogada marka ay dhaxan badan dareento.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qamandhaco ↴
qamandhaceysan | qamandhacoo | qamandhacood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg