Jarjar
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:1. Lacag inta ka samaysan bir, maar, macdan iwm oo sarrifka ah. 2. Dad aan isku dhalasho ahayn oo la isu keenay. 3. Kalaankal.
Jarjar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax mid ahaa qaybo u googoyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jarjar ↴
qaarxabaal | yaryaree | alaab caydhiin | googgooso | jarjaran | jarjaran | jarjarid | jarjaris |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg