Jarri

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(c.nafl.) Shimbir yar oo af guduudan oo xoolaha shilinta ka gurata. ld jirri.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jarri

deyso | jarid | jarriin | jarriinsii | jirri |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg