jarid
(m.f.dh)

eeg jar³. ld jarriin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jarid

laangooyo [m.dh]
1. ld laangooyn. Goynta xilli abaar ah xoolo loo gooyo geedaha magoolay laamahooda. 2. Jaridda meel jiq ah laame laga jaro si loo maro. 3. Astaan lagu muujiyo jaho la aaday.

unuungoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ooyay, -oysay)
Nafley madaxa ka jarid.

afuug [m.l]
Caws ka jaridda beer la geed qaaday. ld afuugid.

afuug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Beer la geed qaaday caws ka jarid. ld afruug².

ajarid [m.f.dh]
eeg ajar³. ld ajar¹ (2).

baallee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Ka b.: wax ama meel doc ka jarid.

boqnagoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ooyay, -oysay)
1. Qof luggoyn. 2. Nafley si loo curyaamiyo feyla jarid. ld boqnajar, boqongoo.

boqnagooyo [m.dh]
1. Luggooyo. 2. Jaridda feylaha la jaro si loo curyaamiyo. ld boqnagoyn.

boqnajarid [m.dh]
ld boqnagoyn.

boqondhaw [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-dhebay, -dhawday; -dhebi)
1. Boqongoyn (qof). 2. Dhir jirid ka jarid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg