Jasaar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Qofka wanaaggii loo galo ka abaal dhaca. ld jisaar.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jasaar

jasaarnimo | jisaar | jisaarnimo | majasaar | majasaar | majasaarid | manjasaar | manjasaar | manjasaarid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg