jasiirad-shacaabi
(m.dh) (-do ..., m.l)

(jool.) Dhul-badeed ka samaysan dhagaxshacaabi ka fog dhul kale, kuna dhex taal bad ama biyo weyn oo kale, joogeeduna aad uma sarreeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jasiirad-shacaabi

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg