jasiirad-u-eke
(m.l) (-kayaal, m.l/dh)

(jool.) Dhul badankiisa biyo ku wareegsanyihiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jasiirad-u-eke

khoori [m.l] (-iyo, m.dh)
1. (juqr.) Dhul ballaaran oo biyaha baddu ama kuwa harooyinku ay soo galeen. 2. (juqr.) Liid dhuleed dhuuban oo isku xira laba dhul oo waaweyn, tusaale ahaan: labo dhul qaaradeed oo waaweyn, ama jasiirad-u-eke ku xira dhul-weynaha; tusaale caad waxaa noqon kara qooriga Panama iyo qooriga Suez.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg