Jawi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Hawada dhulka ku wareegsan. 2. Cimilo.

Jawi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Nabar aan biskoon; joqofey. 2. Dhul hawd ah oo oomane ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jawi

cimilo | dharab-barafeed | farjawi | farjawin | farjawis | meerkac-dabayleed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg