Jawr
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xukun aan xaq ahayn; caddaalad darro. ld jowr¹.
Jawr
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Caddalad darro samayn. ld jowr².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jawr ↴
jawrar | jawrar | jawraran | jawrarid | jawrarnaan | jawrarnaansho | jawrarran | jawrfal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg