jeeban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

1. Wax qiyaas lagu gooyey ahaansho. 2. Ku j.: wax, wax kale lala ekeysiiyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeeban

jeebnaan [m.f.dh]
eeg jeeban. ld jeebnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg