jeedaali
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Wax meel fog ka eegid. 2. Dibi sac wadaalin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeedaali ↴
jeedaalin [m.f.dh]
eeg jeedaali.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg