jeedsasho
(m.f.dh)eeg jeedso. ld jeedsad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeedsasho ↴
jeedsad [m.l]
ld jeedsasho.
madalso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Meel shir ah arrin ka soo jeedsasho. 2. Cid ballansasho. ld madasho.
naqso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
1. (f.g) Wax dib u soo ceshasho. 2. (f.g) Quraan akhrisasho. 3. (f.mg) U n.: wax mar labaad. 4. (f.mg) Gar cid u jeedsasho.
qibleyso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-stay, -satay)
1. (f.g) Cid qiblo u jeedsasho. 2. (f.mg) Waxqiblo u jeedsasho.
sheego [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-gtay, -gatay)
1. Dacwad, arrin, qaan iwm jeedsasho. 2. Wax aan la ahayn ama la lahayn isku tilmaamid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg