Sheego
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)1. Dacwad, arrin, qaan iwm jeedsasho. 2. Wax aan la ahayn ama la lahayn isku tilmaamid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sheego ↴
ogeysiis | eedsheego | haaheeyarraac | iclaan | nabyo | saad | yeerso | afjig | afwaaji | ammaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg