Taaloog

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Hab timaha ragga loo xiiro oo diillin ballaaran oo qurxoon laga muujiyo jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda.


Taaloog

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Diillin ballaaran oo qurxoon, jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda ka muujin iyadoo timaha la xiirayo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taaloog

taaloogan | taaloogasho | taaloogid | taaloognaan | taaloognaansho | taaloogo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg