jeegaan-birlabdanabeed
(m.dh) (-dyo, m.dh)

(fiis.) Tooxda tamar birlabdanabeedka ee si taxan ugu habaysan kororka ama yaraanta hirbaaca ama rakaadka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeegaan-birlabdanabeed

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg