Jeellan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. U j.: jeel hayo; jeel qabo. 2. Xoolo wax jeel hayo ahaan-sho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeellan

jeellanaan | jeellanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg