Jeenan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Cabbitaan la siiyo qof aad u xanuunsan oo aan cunto qaadan karin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeenan

jal | jeenanboob | jeenani | jeenanin | qawl | qulaami |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg