jeenani
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Qof aad u xanuunsan cabbitaan siin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeenani ↴
jeenanin [m.f.dh]
eeg jeenani.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg