Jeermisdile

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

1. (daaw.) eeg caabuqtire. 2. (daaw.) Daawo disha ama dhaqda jeermiyada waxaana loo isticmaalaa in lagu nadiifiyo qalabka qalliinka iyo qalab kaleba.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeermisdile


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg