jeexasho
(m.f.dh)eeg jeexo².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeexasho ↴
dillaacso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax qayb ka jeexasho.
falliiro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Wax falliir ka jeexasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg