Jeexdin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Meel dillaacsan. 2. Meel godan oo dhulka ka hoosaysa. 3. Meel dillaacsan oo dhulka ku taal oo ay biyuhu maraan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeexdin

qalniin | sar | xargaha codka |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg