Jibaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (-llo, m.dh) Cabbir dhul beereed 25 tallaabo oo labajibbaaran ah. 2. Ded dhismo dhagax ah korka laga saaro.
Jibaal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)Dhismo dhagax ah ded kor ka saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jibaal ↴
darab | jibaalee | jibaaleyn | jibaaleys | jibaalid | moos |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg