jiciiri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax meel ka wadid; wax meel ka fogeyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jiciiri ↴
jiciirin [m.f.dh]
eeg jiciiri.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg