jid-ka-fogaanta
(m.l)

(xis.) Summad d. Fogaanta u dhexeysa laba barood (x ,y ) iyo (x ,y ) ee ku yaalla kulannada kaartis waana sidan: d = (x2-x1) + (y2-y1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jid-ka-fogaanta

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg