Jidbaysan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)(dii.) Qof wax jidbo hayso ahaansho. ld jadbaysan, jalbaysan, jibbaysan, jilbaysan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jidbaysan ↴
jalbaysan | jidbaysnaan | jilbaysan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg