jihaad
(m.l)

ld jahaad¹.

jihaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

ld jahaad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jihaad

jahaad [m.l]
(dii.) Dagaal loo galo difaaca iyo fidinta diinta Islaamka. ld jihaad¹.

jahaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
(dii.) Difaaca iyo fidinta diinta islaamka ku dagaallamid. ld jihaad².

jahaadid [m.f.dh]
eeg jahaad². ld jihaadid.

jihaadid [m.dh]
ld jahaadid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg