Jahaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(dii.) Dagaal loo galo difaaca iyo fidinta diinta Islaamka. ld jihaad¹.
Jahaad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)(dii.) Difaaca iyo fidinta diinta islaamka ku dagaallamid. ld jihaad².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jahaad ↴
jahaadid | jihaad | jihaad | jihaadid | shahiid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg