Jiifaa

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-aayo, m.dh)

Dugaagga yaryar nooc ka mid ah, dhurwaaga ka yar oo ariga laaya; guduudane.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiifaa

barnoqod | waran |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg