Waran

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rmo, m.l)

Qalab lagu dagaallamo oo ka samaysan bir ballaaran oo labada dhinac af ku leh iyo caarad dhuuban, ul xooggan iyo taki.


Waran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

1. Wax in la qorraxeeyo loo kala bixiyey ahaansho. 2. Badeeco iwm wax dhulka lagu fidiyey ahaansho. 3. Wax la baabi'iyey ahaansho. 4. Meel wax biyo jiifaan ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waran

waabaayee | xalwad | balfi | biyadhig | buuri | cawaran | cawaran | cirkasoodhac | cuddi | dabbaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg