Jiin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iiman, m.l)1. Ag; coon; qar; af. 2. (-iiman, m.l) Webiga hareerihiisa.
Jiin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xarafka “ja'“ magaciis carbeed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiin ↴
naarajiin | ogsajiin | ogsajiin | ogsijiin | oksijiin | onkojiin | xajiin | xajiin | xajiinbadeed | xajiinmadow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg