Jiingad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Bir qiro yar oo guryaha dusha laga saaro; tarniig.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiingad

baraako | tarniig |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg