Jiiraggo'

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Xanuun muruqyada ku dhaca daal ama jug gaartay awgeed. ld jiirgo'¹.


Jiiraggo'

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-'ay, -'day)

Qof jug gaartay ama daal awgiis murqo xanuunid. ld jiirgo'².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiiraggo'

jiiraggo' | jiiraggo' | jiiraggo'id | jiirgo' | jiirgo' | jiirgo'id |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg