Jiirnac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Nacayb iyo karaahiyo cid loo qabo.

Jiirnac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Colaad iyo karaahsi cid u qabid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiirnac

jiirnicid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg