jiirsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)1. Wax meel ciriiri ah xoog ku marin. 2. Wax, wax kale xoog ku dul marin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jiirsii ↴
jiirsiin [m.f.dh]
eeg jiirsii.
majiirsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Wax meel ciriiri ah xoog ku dhex marsiin.
majiirsiin [m.f.dh]
eeg majiirsii.
maqiiq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Ku m.: meel xoog ku jiirsiin (wax). 2. Ku m.: wax wax kale si xoog leh ugu tuurid. 3. Isku m.: si gabbasho la'aan ah oo dagaal ku jiro cid isugu taagid.
taraarsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Meel ciriiri ah wax xoog ku marsiin; jiirsiin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg