Maqiiq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld maqiiqid.

Maqiiq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

1. Ku m.: meel xoog ku jiirsiin (wax). 2. Ku m.: wax wax kale si xoog leh ugu tuurid. 3. Isku m.: si gabbasho la'aan ah oo dagaal ku jiro cid isugu taagid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maqiiq

maqiiqan | maqiiqid | maqiiqnaan | maqiiqnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg