Jimicsi
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:ld jimicsasho.
Jimicsi
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Oogo daashay ama curuqday oo la kala bixbixiyo. 2. Hab gaar ah oo loogu talaggalay in oogada, siiba muruqyada, lagu dhiso oo lagu adkeeyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jimicsi ↴
laalacshow | laalacshow | asiidh-laagtika | jimicsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

