Jimiimic
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Cod geelu sameeyo marka uu diyaarka u yahay in laliso. 2. Rabitaan oo doonis jacayl ku jiro.
Jimiimic
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)1. Geel jimiimic samayn. 2. Wax jacayl loo qabo samayntooda doonis.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jimiimic ↴
jimiimicid | jimirric |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

