Jin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Uun Eebbe oo ka duwan malaa'igta iyo Aadamiga, isugu jira caasi iyo caabud oo dadku uusan arki karin. 2. J. ah: wax isla eg. 3. J. ah: Qof dhib badan.

Jin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-imo, m.l)

Dhudhunka gacanta geestiisa calaacasha xigta.

Jindhadh*

Macnaha halkan ku qor


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jin

naadi | caajin | jaan | naar | naasnuujin | ogsajiin | oojiniisis | raajin | saadaal-cudur | saajin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg