Naadi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo/-iyaal, m.l/dh)1. Rug dad isku dan ahi ku kulmaan. 2. Dad isugu tegay arrimo siyaaso, jinsiyad, ama bulsho.
Naadi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax la rabo in dad badan la ogeysiiyo ku dhawaaqid. 2. Wax la rabo in la iibiyo qiimihiisa ku dhawaaqid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naadi ↴
naadin | naadir | naadir | naadirnimo | yabooh | baari | balaatihelmantis | banaadiiq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg