Jinaab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Qof hurdaya shahwo sii dayn. ld junow², junub², junuub², junuun².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jinaab

janaabo | jinaabid | jinaabo | junoobid | junow | junow | junub | junub | junubid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg