Jinaabo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Qubays ku waajiba qof shahwo ka timid. ld janaabo, junow¹, junub¹, junuub¹.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jinaabo

janaabo | junow | junub | junuub |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg