Junuub

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. ld jinaabo. Shahwada ka timaad qof hurda. 2. Afarta joho ee waaweyn mid ka mid ah oo u dhexeysa bari iyo galbeed, kana soo horjeeda woqooyi; koofur.


Junuub

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

ld jinaab.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga junuub

jinaab | jinaabid | jinaabo | junuubid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg