Jinsi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

1. Asal nafley ka soo jeeddo. 2. Cayn; nooc; jaad.


Jinsi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

(nax.) Dabeecadaha kala duwan ee leh shakhsiyaad ama noolayaal isku dir ah (lab iyo dheddig).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jinsi

naadi | ogsajiin | alotarobi | balaatihelmantis | cilmiga qawmiyadaha | dhalasho | dubdhexaad | dubduleed | filiqsanaanta-qawmiyadaha | hayb |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg