Jiriirico
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Firiiric yaryar oo daldaloollada oogada ka soo yaaca kolka dhaxan iwm la dareemo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiriirico ↴
jiriiricaysan | jiriiricoo | jiriiricood | saliilyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg